Akhriska buugga Dr. Hibo Cisat ee Naxwa Cumraanin Jadiid (نحو عمران جديد). Mudnaanta buug uu halmar u wada leeyahay jiil cayiman oo u dhashay ummad waxa qeexa kolba inta uu u jiro qaddiyadaha mudnaanta u leh ummaddaas xilliga uu jiilkaasi nool yahay. Sidoo kale, qoraa gooni ahna xeerkaasi wuu qabanayaa. …
Sii akhriJAWAAB: Caqabadaha hor taagan dawladowga Soomaaliya
Dhibaatooyinka hortaagan dawladnimada Soomaaliya waxa ugu weyn: (1) Xamar oo aanay dawladdu ka shaqeyn karin (2) Al-Shabaab oo Kharbudaad u yeelan (3) Soomaalilaan oo goosasho rabto oo dalkii qayb dhan aanay dawladda dhexe ka shaqayn. Maamul goboleedyada iyo madaxweyneyaasha badani mushkilad dhab ah ma aha. Sidaa waxa yidhi abwaan Maxamed Aadan Ciiraale isaga …
Sii akhriCaqabadaha hor taagan dawladowga Soomaaliya
Dadka badankoodu waxa ay baylah u yihiin dacaayado meelo gaar ah laga soo afuufay in lagu majare habaabiyo. Waxaaba dhici karta qofku in uu duudka ku sito dacaayad isaga iyo degaankiisa ku lid ah, ha ahaatee loogu sawiray inay tahay waddaniyad iyo habkii loo dawladoobi lahaa. Waxaa kale oo dhici …
Sii akhriBaraha bulshada: Dhib iyo Dheef
Kacdoonka tignoolajiyadeed ee dunida ka tisqaaday, wuxu suurageliyey in adduunku noqdo tuulo yar oo iska wada warhaysa. Mar kale warbaahinta xidhiidhka bulshadu waxay dunidii ku soo koobtay qol keliyo in ay noqoto. Waxa fududaaday xog heliddii, xidhiidhkii dadka iyo isugu gudubkii wacaasha. Warbaahinta bulshadu waxay gebi ahaan isbeddel ku samaysay …
Sii akhriMilicsi Buug: Dhakafaar
DHAKAFAAR Cabdullaahi Janno 160 bog. CreateSpace Independent Publishing Platform. $12.00/ £9.23. Ka baar: Amazon.com ama Amazon.co.uk Ummad qarankeedu jabay ma sheeko yara. Waxaanse aad uga gaabinnay in aynu arrimaha qaxootinnimada qalinka ugu duugno si taxane ah. Hadda ka hor mar aan haweenay aan isla shaqaynno uga warramay xaaladaha dhawrkii dal ee aan …
Sii akhriHaysasho iyo Hayn
Faysal oo magaalo ku weynaadey ayaa markuu 17 sano jirey u caano doontay miyiga oo uu degenaa adeerkii Jaamac. Wuxuu galay nolol ku cusub oo xitaa saacadihii iyo magacyadii maalmaha ayaa ka lumay ilaa uu garan waayey inta maalmood ee uga dhiman fasaxii iskuulka. Maalmo badan oo adag ayaa soo …
Sii akhriXajkii Soomaaliya oo ku dhow inuu baaqdo sannadkan
Xajka yaan la siyaasadayne Dawladdu ha fasaxdo xajka ayaa siyaasiyiin iyo ganacsato kala duwani maalmahan ku soo celcelinayeen. Maadaama aysan jirin xayiraad ay Dawladda Soomaaliya saartay xajka ama shirkadaha xajka, dacwadda socotaa waa mid u muuqata in loola jeedo kootadii Jubba iyo Daallo xajku ugu xidhnaa halkeedii ha laga sii …
Sii akhriSidii uu Shiinuhu Siri Laanka dekad uga dishay!
How China Got Sri Lanka to Cough Up a Port Sidii uu Shiinuhu Siri Laanka dekad uga dishay! Waxaa qortay: Maria Abi-Habib New York Times Waxaa tarjumay: Maxamed Saahid June 25, 2018 Hambantota, Siri Laanka – Mar walba oo madaxweynaha Siri Laanka, Mahinda Rajapaksa, uu xulufadiisa Shiinaha u doonto deyn …
Sii akhriMilicsi Buug: Af-dhaab
Inaad qorto faallo ku saabsan buug waxay ku xidhan tahay inaad arkhriday buugga oo aad faahinsatay nuxurka buuggu xambaarsanyahay. Faahinsadkaagu wuxuu noqon kara mid kooban, sidoo kale wuxuu noqon karaa mid kaldhac tirran. Sidaa darteed, waxaan ku afeef dhiganayaa “shanfaroodle isku si wax uma wada arko.” Waxaan uga jeedaa, la …
Sii akhriGanacsato dhiigmiirato ah iyo siyaasiyiin bilaa damiir ah
Sannadkii 2012 ayaan xajiyey. Waxaan mar la joogay xujaajta Kiiniya oo degganaa meel aad u wanaagsan oo nadiif ah, saddexda waqti cunto fiican loo karinayey, basaskoodu mar kasta diyaar ahaayeen, diyaaradda ay sii noqodka raacayaanna ay maalin la og yahay baxaysay. Dhanka kale, xujaajta Soomaaliya meeshoodu waxay ahayd sidii waabab aad …
Sii akhri