Dawlad la’aantu waxay soo barbaarisay bulsho bilaa ogaal ah, sidoo kalena hab iyo nidaam dawladnimo aan wax badan kala socon, aqoonteediina aan habkeeda haynin. Waxa isku qaldamay wixii kugu waajibka ahaa iyo waxaad helistooda xaqa u lahayd. Waxa caddaatay in dawlad la’aanta iyo dullaysiga xidhiidh ka dhexeeyo! Haa. Marka aad …
Sii akhriGanacsiga Isxanbaarka ah iyo Soomaalida
Muddooyinkii ugu danbeeyey waxaa bulshada Soomaalida ku soo badanayey ganacsiga internetka, gaar ahaan qaabka loo yaqaanno Network Marketing oo ah qaabka silsiladda laysugu xidhan yahay ama Isxanbaarka Ganacsi (pyramid scheme/ ponzi scheme). Waa qaab dunida kale aad looga yaqaanno, hase yeeshee, Soomaalidu aanay aqoon badan u lahayn. Waxase ganacsigani aad …
Sii akhriXajkii Soomaaliya oo ku dhow inuu baaqdo sannadkan
Xajka yaan la siyaasadayne Dawladdu ha fasaxdo xajka ayaa siyaasiyiin iyo ganacsato kala duwani maalmahan ku soo celcelinayeen. Maadaama aysan jirin xayiraad ay Dawladda Soomaaliya saartay xajka ama shirkadaha xajka, dacwadda socotaa waa mid u muuqata in loola jeedo kootadii Jubba iyo Daallo xajku ugu xidhnaa halkeedii ha laga sii …
Sii akhriSidii uu Shiinuhu Siri Laanka dekad uga dishay!
How China Got Sri Lanka to Cough Up a Port Sidii uu Shiinuhu Siri Laanka dekad uga dishay! Waxaa qortay: Maria Abi-Habib New York Times Waxaa tarjumay: Maxamed Saahid June 25, 2018 Hambantota, Siri Laanka – Mar walba oo madaxweynaha Siri Laanka, Mahinda Rajapaksa, uu xulufadiisa Shiinaha u doonto deyn …
Sii akhriIsqabqabsiga Xajka Sannadkan
Maalintii Isniinta, 9’kii Julaay 2018, ayaa wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaare Xasan Khayrre waxaa xilka lagaga qaaday Wasiirkii Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Xildhibaan Xasan Macallin Xuseen. Jagadaas ayaa waxaa si ku-meel-gaadh ah waxaa loogu wareejiyey Wasiiru Dawlahii wasaaradda, Mudane Cabdixakiin Xasan Ibraahim Ashkir. Xildhibaan Xasan Macallin Xuseen waxaa …
Sii akhriShidaalka Ogaden Basin ee dhulka Soomaali Galbeed
Khatartii ugu weynayd oo soo wajahday Soomaalida gumeysiga ku hoos nool Wuxuu Barkinka idiin soo gudbin doontaa qoraallo taxane ah oo ku saabsan mawduuca shidaalka ee degaanka Soomaalida Itoobiya gumeysato. Qeybtii 1aad: Hordhac Shirkadda Shiinaha ee Poly-GCL ayaa maanta (28 Juun 2018) bilaabaysay soosaarka gaaska ceelasha Elelle (Hilala). In kasta uu koobnaan doono, …
Sii akhriAbaaraha.org
Markii ay meel daran gaadhay abaartii sannadkan bilowgiisa ka dillaacday qeybo badan oo ka mid ah waddankeenna, ayaa annaga oo asxaab lix ah, waxa aan go’aansannay in aan wax uun ku caawinno dadkayaga. Annaga oo ka fekeraynna habkii aan wax uga qaban lahayn dhibta taagan, ayaa waxa aan aragnay in …
Sii akhriTacliinta Sare Ee Soomaaliya: Caqabadaha Iyo Xalka
Bishii siddeedaad ee sannadkan waxa ay Madasha Haldoor qabatay kulan ujeeddadiisu ahayd hagidda tacliinta sare ee Soomaaliya, kaas oo cinwaan looga dhigay ‘Tacliinta Sare ee Soomaaliya: Caqabadaha iyo Xalka’. Waxaa lafaguray aqoonyahanno ku xeeldheer dhanka waxbarashada iyo cilmibaarista bulshada: Dr Maxamed Cali Afrax, Sahro Axmed Kooshin, iyo Saalim Siciid Saalim. …
Sii akhriSirdoonka Maraykanka iyo Jaajuusidda Soomaalida
Sidee sirdoonka Maraykanku u dhiseen shabakadaha qarsoodiga ah ee Itoobiya ? Wakaaladda Amniga Qaranka (National Security Agency) oo magaceeda loo soo gaabiyo NSA waxaa la aasaasay dagaalkii labaad ee adduunka ka dib, si ay isha ugu hayso, u ururiso, una lafogurto dhammaan xogta sirdoonka ah ee ay heli karaan. Wakaaladdani …
Sii akhri