Meelaha ay Xabashidu dullaysatay waxaa ka mid ah gobolka Gedo, oo ilaa 1996’dii ay waxay rabto ka samaynaysay. Waxaa ku cibro-qaadasho mudan qaabka ay markii hore ku timid gobolka oo u eg midda maanta socota. Dhammaadkii 1992’dii waxaa Gedo qaybo ka mid ah qabsaday ururkii al-Itixaad. Wuxuu xarun ka dhigtay …
Sii akhriMacasalaama Kasiini
Saddex iyo toban sano ka dib, maalintii Jimcaha ee 15’kii Sibtambar 2017, waxaa soo gabagaboobay sahankii fagaagbuldiyaha Kasiini uu ku dul wareegayey meeraha Raage (Saturn). Saynisyannadii maamulayey ayaa Fagaagbuldiyahan (space probe) u jeediyey in uu galo gibil-haweedka Raage, isaga oo ku socda xawaare ah 120,000km/saacaddii, si uu ugu gubto. Farriintii …
Sii akhriMa Ogtahay in Darajada ugu Sarayso ee la gaaro ay tahay in Bulshada loo adeego?
Dhammaan aadanuhu waxa uu ka siman yahay jacaylka darajo sare iyo sumcad. Qof walba waxa uu rabaa in la ammaano, la xusuusto, magaciisuna uu jiro qaruumo badan. Waxa aan dedaal badan u galnaa sidii aan maal ku tabci lahayn kaas oo aan filaynno in uu inna gaarsiin doono maqaam sare. …
Sii akhriAbaaraha.org
Markii ay meel daran gaadhay abaartii sannadkan bilowgiisa ka dillaacday qeybo badan oo ka mid ah waddankeenna, ayaa annaga oo asxaab lix ah, waxa aan go’aansannay in aan wax uun ku caawinno dadkayaga. Annaga oo ka fekeraynna habkii aan wax uga qaban lahayn dhibta taagan, ayaa waxa aan aragnay in …
Sii akhriTacliinta Sare Ee Soomaaliya: Caqabadaha Iyo Xalka
Bishii siddeedaad ee sannadkan waxa ay Madasha Haldoor qabatay kulan ujeeddadiisu ahayd hagidda tacliinta sare ee Soomaaliya, kaas oo cinwaan looga dhigay ‘Tacliinta Sare ee Soomaaliya: Caqabadaha iyo Xalka’. Waxaa lafaguray aqoonyahanno ku xeeldheer dhanka waxbarashada iyo cilmibaarista bulshada: Dr Maxamed Cali Afrax, Sahro Axmed Kooshin, iyo Saalim Siciid Saalim. …
Sii akhriSidee loo Tayeyn karaa Tacliinta Sare?
Mar kasta oo aan arko arday ka qalin jebinaysa jaamacadaha dalka waan ku farxaa; isla markaa hadana waa ka naxaa! Su’aalo badanina waa ay igu soo dhacaan. Jaamacadaha Somaliland ka jiraa waxay gaadhayaan ilaa 30 jaamacadood in ay sii bataana waa la arkaa. Waxaa sannadkii ka qalinjabiya arday lagu qiyaaso …
Sii akhriQorshayn
Inta badan, marka wax la qorshaynayo waxaa caado laga dhigtaa in ‘bar-bilaw’ ilaa ‘bar-idlaad’ loo kala goosho. Tani waxa ay ka dhigan tahay in loo ruqaansado dhanka uu kaa xigo yoolka aad higsanaysaa. Sidani ma qaabka keli ah, uguna habboon, ee wax loo qorsheeyaa? Daraasad cusub ayaa ku andacoonaysa lidka. …
Sii akhriSirdoonka Maraykanka iyo Jaajuusidda Soomaalida
Sidee sirdoonka Maraykanku u dhiseen shabakadaha qarsoodiga ah ee Itoobiya ? Wakaaladda Amniga Qaranka (National Security Agency) oo magaceeda loo soo gaabiyo NSA waxaa la aasaasay dagaalkii labaad ee adduunka ka dib, si ay isha ugu hayso, u ururiso, una lafogurto dhammaan xogta sirdoonka ah ee ay heli karaan. Wakaaladdani …
Sii akhri