Dhambaalka Jimcaha — 10 | 06 Shawaal 1441 | 29 May 2020 بسم الله الرحمن الرحيم Gudgude Gobannimo Siyaasadda Soomaalida haddaad nuxuusnimo ku ogayd, inay dhasheedii cuntay la timid. Haddaad dagaagnimo ku ogayd, daacuunnimo bay ku darsatay. Maamul goboleedyadii waxay isu beddeleen xero qabiilooyin waxayna sii hurinayaan isnacii bulshada Soomaaliyeed. Ma …
Sii akhriDhambaalka Jimcaha — 9 | 29 Ramadaan 1441 | 22 May 2020
Dhambaalka Jimcaha — 9 | 29 Ramadaan 1441 | 22 May 2020 بسم الله الرحمن الرحيم Bilowga Hanuunka Ramadaan dhammaatay, waase in ay noqoto bilowga jid cusub oo qofku qaado. Guushu waa wanaaggii Ramadaanta lagu dhaqmayay in la sii wado, xumihii Ramadaan ka horreeyayna aan la soo celin. Ma aha in …
Sii akhriDhambaalka Jimcaha — 8 | 22 Ramadaan 1441 | 15 May 2020
Dhambaalka Jimcaha — 8 | 22 Ramadaan 1441 | 15 May 2020 بسم الله الرحمن الرحيم Walcasri iyo Guusha Insaanka بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ وَالْعَصْرِ. إِنَّ الْإِنسَانَ لَفِي خُسْرٍ. إِلَّا الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ وَتَوَاصَوْا بِالْحَقِّ وَتَوَاصَوْا بِالصَّبْرِ. Maanta aadanuhu waa wada guul doon iyo guuldarro ka carar. Waxaa loo …
Sii akhriDhambaalka Jimcaha — 7 | 15 Ramadaan 1441 | 08 May 2020
Dhambaalka Jimcaha — 7 | 15 Ramadaan 1441 | 08 May 2020 بسم الله الرحمن الرحيم Samaynta Waaqaca Nolosha aadanuhu waxa aysan ka maarmin in uu qofku awooddiisa wax ku qabsado, oo uu muruqiisa iyo maskaxdiisa maalo si uu baahidiisa u daboolo. Waa ay ka duwan tahay caalamka innaga dahsoon iyo …
Sii akhriDhambaalka Jimcaha — 6 | 08 Ramadaan 1441 | 01 May 2020
Dhambaalka Jimcaha — 6 | 08 Ramadaan 1441 | 01 May 2020 بسم الله الرحمن الرحيم Masuuliyadda Indheergaradka إِنَّ اللَّهَ يَأْمُرُكُمْ أَن تُؤَدُّوا الْأَمَانَاتِ إِلَىٰ أَهْلِهَا “Alle waxa uu idin farayaa in aad ammaanada u guddaan ciddii lahayd,” Nisaa: 58 Aqoonyahanka iyo halabuurku waa haldoorka ummadda hore u kiciya, una ifiya …
Sii akhriDhambaalka Jimcaha — 5 | 01 Ramadaan 1441 | 24 Abriil 2020
Dhambaalka Jimcaha — 5 | 01 Ramadaan 1441 | 24 Abriil 2020 بسم الله الرحمن الرحيم Ramadaan, Layliga Nafta iyo Jidhka Allaha Ramadaan caafimaad inagu gaadhsiiyay ayaa mahad oo idil iska leh. Waynu ka dheregsan nahay fadliga bishan iyo barakadeeda. Waa bishii Alle u doortay kuna sharfay soodejinta Qur’aanka, kaas …
Sii akhriDhambaalka Jimcaha — 4 | 24 Shacbaan 1441 | 17 Abriil 2020
Dhambaalka Jimcaha — 4 | 24 Shacbaan 1441 | 17 Abriil 2020 بسم الله الرحمن الرحيم Karoona, Ramadaan, iyo Qur’aanka Wixii uu qofku indhaha saaray ama la soo dersa, ulama sinna wax uu maqal keli ah ku ogaaday. Xilliyada qaar, waanadu way ku adkaataa in uu qaato, ama ugu yaraan, …
Sii akhriDhambaalka Jimcaha — 3 | 17 Shacbaan 1441 | 10 Abriil 2020
Dhambaalka Jimcaha — 3 | 17 Shacbaan 1441 | 10 Abriil 2020 بسم الله الرحمن الرحيم “Waxa Xiga” “Shil baa dunidii ku dhacay Daacuun halisaa ku fiday Duufaan simay baa la tegey.” — Hadraawi: Dabahuwan Cudurkan adduunkii asqeeyay wuxuu muujiyay siday dawladnimadu lamahuraan u tahay, ee aan looga maarmayn inay …
Sii akhriDhambaalka Jimcaha — 2 | 10 Shacbaan 1441 | 03 Abriil 2020
Dhambaalka Jimcaha — 2 | 10 Shacbaan 1441 | 03 Abriil 2020 بسم الله الرحمن الرحيم Diinta, Dawada, iyo Daacuunka Garashada iyo aqoontu waxay doog iyo abaarba bulshada ku hagaan, halka ay badbaadadu ku jirto, maaraynta ay keenaanna, waa waxa aadanuhu kaga caynto dabargo’ uga iman kara isbeddellada adduunyada ka dhacaya. Xanuunnada …
Sii akhriDhambaalka Jimcaha — 1 | 03 Shacbaan 1441 | 27 Maaj 2020
Dhambaalka Jimcaha — 1 | 03 Shacbaan 1441 | 27 Maaj 2020 Shareecada iyo Qaabaynta Nolosheenna Falalka Banii Aadamku waxa ay u qaybsamaan kuwo ay ugu jiran dheef iyo maslaxo, haddii ay tahay mid adduun, mid aakhiro, ama mid labadaba xidhiidh la leh, iyo qayb keenaysa dhib adduun, mid aakhriyo, …
Sii akhri