Dhambaalka Jimcaha — 10 | 06 Shawaal 1441 | 29 May 2020

Dhambaalka Jimcaha — 10 | 06 Shawaal 1441 | 29 May 2020 بسم الله الرحمن الرحيم Gudgude Gobannimo Siyaasadda Soomaalida haddaad nuxuusnimo ku ogayd, inay dhasheedii cuntay la timid. Haddaad dagaagnimo ku ogayd, daacuunnimo bay ku darsatay.  Maamul goboleedyadii waxay isu beddeleen xero qabiilooyin waxayna sii hurinayaan isnacii bulshada Soomaaliyeed. Ma …

Sii akhri

Dhambaalka Jimcaha — 8 | 22 Ramadaan 1441 | 15 May 2020

Dhambaalka Jimcaha — 8 | 22 Ramadaan 1441 | 15 May 2020 بسم الله الرحمن الرحيم Walcasri iyo Guusha Insaanka بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ وَالْعَصْرِ. إِنَّ الْإِنسَانَ لَفِي خُسْرٍ. إِلَّا الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ وَتَوَاصَوْا بِالْحَقِّ وَتَوَاصَوْا بِالصَّبْرِ. Maanta aadanuhu waa wada guul doon iyo guuldarro ka carar. Waxaa loo …

Sii akhri

Dhambaalka Jimcaha — 6 | 08 Ramadaan 1441 | 01 May 2020

Dhambaalka Jimcaha — 6 | 08 Ramadaan 1441 | 01 May 2020 بسم الله الرحمن الرحيم Masuuliyadda Indheergaradka  إِنَّ اللَّهَ يَأْمُرُكُمْ أَن تُؤَدُّوا الْأَمَانَاتِ إِلَىٰ أَهْلِهَا “Alle waxa uu idin farayaa in aad ammaanada u guddaan ciddii lahayd,” Nisaa: 58 Aqoonyahanka iyo halabuurku waa haldoorka ummadda hore u kiciya, una ifiya …

Sii akhri

Dhambaalka Jimcaha — 5 | 01 Ramadaan 1441 | 24 Abriil 2020

Dhambaalka Jimcaha — 5 | 01 Ramadaan 1441 | 24 Abriil 2020 بسم الله الرحمن الرحيم Ramadaan, Layliga Nafta iyo Jidhka Allaha Ramadaan caafimaad inagu gaadhsiiyay ayaa mahad oo idil iska leh.  Waynu ka dheregsan nahay fadliga bishan iyo barakadeeda. Waa bishii Alle u doortay kuna sharfay soodejinta Qur’aanka, kaas …

Sii akhri

Dhambaalka Jimcaha — 3 | 17 Shacbaan 1441 | 10 Abriil 2020

Dhambaalka Jimcaha — 3 | 17 Shacbaan 1441 | 10 Abriil 2020 بسم الله الرحمن الرحيم “Waxa Xiga”  “Shil baa dunidii ku dhacay Daacuun halisaa ku fiday Duufaan simay baa la tegey.” — Hadraawi: Dabahuwan Cudurkan adduunkii asqeeyay wuxuu muujiyay siday dawladnimadu lamahuraan u tahay, ee aan looga maarmayn inay …

Sii akhri

Dhambaalka Jimcaha — 2 | 10 Shacbaan 1441 | 03 Abriil 2020

Dhambaalka Jimcaha — 2 | 10 Shacbaan 1441 | 03 Abriil 2020 بسم الله الرحمن الرحيم Diinta, Dawada, iyo Daacuunka Garashada iyo aqoontu waxay doog iyo abaarba bulshada ku hagaan, halka ay badbaadadu ku jirto, maaraynta ay keenaanna, waa waxa aadanuhu kaga caynto dabargo’ uga iman kara isbeddellada adduunyada ka dhacaya. Xanuunnada …

Sii akhri