Dhacdooyinka taariikhdu ma aha wax iskood u dhaca ama si lama filaan ah ku yimaadda, laakiin dadka ayaa abuura oo sabab u ah xumaheeda iyo samaheedaba. Haddana labadadeeda dhinacba waxa laga bartaa duruus iyo casharro wax tar leh marka sida ku habboon loo darso loogana faa’iidaysto. Waxyaalaha bogagga taariikhda lagu …
Sii akhriMu’min god labo jeer lagama wada qaniino
Meelaha ay Xabashidu dullaysatay waxaa ka mid ah gobolka Gedo, oo ilaa 1996’dii ay waxay rabto ka samaynaysay. Waxaa ku cibro-qaadasho mudan qaabka ay markii hore ku timid gobolka oo u eg midda maanta socota. Dhammaadkii 1992’dii waxaa Gedo qaybo ka mid ah qabsaday ururkii al-Itixaad. Wuxuu xarun ka dhigtay …
Sii akhriKhatarta uu leeyahay heshiiska Itoobiya lala galay
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed markii uu ku noqday dalkiisa booqashada Muqdisho ka dib wuxuu u warramay Tvga dalkaasi Itoobiya wuxuuna sheegay qorshaha ay doonayaan in uu yahay sidii marka ugu danbaysa ay shucuubta Geeska Afrika u midoobi lahaayeen oo ay u noqon lahaayeen hal dal. Hadalladiisana waxaa ka mid …
Sii akhriSirdoonka Maraykanka iyo Jaajuusidda Soomaalida
Sidee sirdoonka Maraykanku u dhiseen shabakadaha qarsoodiga ah ee Itoobiya ? Wakaaladda Amniga Qaranka (National Security Agency) oo magaceeda loo soo gaabiyo NSA waxaa la aasaasay dagaalkii labaad ee adduunka ka dib, si ay isha ugu hayso, u ururiso, una lafogurto dhammaan xogta sirdoonka ah ee ay heli karaan. Wakaaladdani …
Sii akhriRiddo Dhagarqabe: Dhiillada Colaadda Oromada iyo Soomaalida!
Sida taariikhda dheer iyo ta dhowba ku xusan, dhaqanka siyaasadeed ee Itoobiya, muddo dheer waxa uu ahaa dhuxul dambas huwan. Amda Seyon, ayaa lagu tiriyaa in uu ahaa aasaasihii dawladnimada kelitaliska ku dhisan ee Itoobiya. Soddon gu’ oo ka soo bilaabmaya 1314’kii kuna idlaanaya 1344’kii ayaa la sheegaa—in xukunkiisu goonyaha …
Sii akhri