Home / Buug

Buug

Maxay tartaa sheeko faneeddu?

In kasta oo dhaqammada adduunku ay wadaagaan curinta sheekada male-awaalka ah, haddana sheeko faneedda buugga buuxisa, ama noofalku, gadaal buu ka yimid, mana aha qayb ka mid ah suugaanteenna soojireenka. Noofalku waxa uu ku hanaqaaday Ingiriiska, halkaas oo uu bulshada ugu jiro halka gabaygu innoogu jiro, gaar ahaan nooca lagu …

Sii akhri

Waxaan noqonnay dad ammaan u oomman!

Waxa aan maqli jiray shisheeyaha Soomaaliya yimaadda oo Soomaalida ugu yeera ‘Qaranka Gabayleyda –Nation of Poets. Imminka sida ay wax u socdaan waxa aynu noqonnay Qaranka Qalinleyda. Dadka Soomaaliyeed waxaa ku dhacay wax aad mooddo in ay yihiin ‘Hargab Qoraal’ oo aynu is qaadsiinaynno. Dadka in badan oo ka mid …

Sii akhri