DHAKAFAAR Cabdullaahi Janno 160 bog. CreateSpace Independent Publishing Platform. $12.00/ £9.23. Ka baar: Amazon.com ama Amazon.co.uk Ummad qarankeedu jabay ma sheeko yara. Waxaanse aad uga gaabinnay in aynu arrimaha qaxootinnimada qalinka ugu duugno si taxane ah. Hadda ka hor mar aan haweenay aan isla shaqaynno uga warramay xaaladaha dhawrkii dal ee aan …
Sii akhriMilicsi Buug: Af-dhaab
Inaad qorto faallo ku saabsan buug waxay ku xidhan tahay inaad arkhriday buugga oo aad faahinsatay nuxurka buuggu xambaarsanyahay. Faahinsadkaagu wuxuu noqon kara mid kooban, sidoo kale wuxuu noqon karaa mid kaldhac tirran. Sidaa darteed, waxaan ku afeef dhiganayaa “shanfaroodle isku si wax uma wada arko.” Waxaan uga jeedaa, la …
Sii akhri