Sawirkan (hoos) oo uu Cabdullaahi Wacays u sameeyey kaftan ahaan ayaa aad ugu dhex faafay baraha bulshada iyo bogagga Soomaalidu ku leedahay internetka, iyada oo ay dad badani u qaateen tirakoob dhab ah, ayna warar iyo faallooyin ku saleeyeen iyaga oo aan—haba yaraatee— wax dabagal iyo hubin ah ku samayn. Cabdullaahi ayaa muuqaalkan faafiyey 3’dii Sibtambar 2017. Ujeeddada muuqaalkan ayaa ahayd muujinta isbeddelka ku yimid shacbiyaddii madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ka dib markii Itoobiya loo gacangaliyey Cabdikariim Sheekh Muuse, oo lagu naanayso Qalbi-Dhagax.
Check Also
Waxa aad hurtaa 30 daqiiqo si aad…
Earl Nightingale waxa uu baadhayay iskuna taxallujiyay guusha muddo tobanaan sanno ah, si dhab ahna …