Home / 2018

Yearly Archives: 2018

Isu dhiib, ha kuu dhiibeene…

“Waxaad heshey barwaaqadii Maraykanka, nolol wanaagsan, booliska ku ilaaliya iyo maxkamado xuquuqdaada difaacaya, umaadan baahan saaxiib anigoo kale ah. Maantay waad ii timid adigoo leh Don Corleone cadaalad baan kaaga baahanahay, balse si ixtiraam leh iima aadan weydiisan, saaxiibtinimo iima aadan muujin, xitaa magacaygii iyo maamuuskeygii iiguma aadan yeerin. Kaliya …

Sii akhri

Iswaafajinta Aqoonta

Kala sarraynta baahiyaha ee Maasloow (Maslow’s Hierarchy of Needs), waa aragti Cilmi-nafsi oo ku qotonta kala sarraynta baahiyaha qofka. Waxay sheegaysaa in banii Aadamku ay tahay inuu marka hore buuxiyo baahiyihiisa asaasiga ah (Basic Needs), sida inuu cunno helo, biyo helo, hu’ iyo hoyna helo. Ka dibna waa inuu u …

Sii akhri

Abla-ablaynta Heerarka Aqoonta

Waxbarashadu ma aha oo keliya tan rasmiga ah ee ardayda la geeyo xarun ay aqoonta ka bartaan. Waxaa in badan dadku wax ka bartaan inay dareenkooda ku gartaan waxyaabaha ka dhacaya degaanka ku hareeraysan ama dadka la nool kaga daydaan dhaqanka iyo dhawaaqa afka. Ummadaha maanta nool waxay u bateen …

Sii akhri

Qalloocii bilaa qirashada ahaa

Laga soo bilaabo tan iyo maalintii dawladnimada Soomaalida ugu horraysay waxaa lagu jiraa jaah-wareer iyo dayaw aan la garanayn sababta iyo surinka aynu ka galnay una galnay lumitaankan aan helitaanku wehelin! Dawlad ayaynu sheegannaa haddana dad ayaynu u tiirinnaa. Noocyadii maamul ee kala danbeeyay iyo ceebahooda ma saarno xukuumadihii metelayay …

Sii akhri

Yeelidda ayaa ka habboon ka sheekeynta

إِنَّ اللّهَ لاَ يُغَيِّرُ مَا بِقَوْمٍ حَتَّى يُغَيِّرُواْ مَا بِأَنْفُسِهِمْ “Eebbe ma beddelo duul ilaa ay iyagu isbeddelaan” Aayaddan marka aad u fiirsato micnaha ku aasan ee aan kor ka xaadiska ahayn, waxa aad fahmaysaa in isbeddel walba u baahan yahay sabab uu u noqdo isbeddel, ee uusan isbeddelku ka …

Sii akhri

Dalku deyn hor leh uma baahna

Bartamihii 1980’kii, Dawladdii Dhexe ee Soomaaliya lacago deyn ah ayay ka soo amaahatay dalal shisheeye iyo hay’ado kala duwan, sida Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) iyo Bangiga Adduunka (World Bank).  Inta badan lacagtaas waxay dawladdii kacaanku ku bixisay qalab ciidan (military hardware) iyo mashariic kale. Qadarka lacagta deynta ah ma badnayn …

Sii akhri

Jibbada isbeddeldoon ee Bariga Afrika

Transformation Euphoria in the Horn of Africa By Abukar Arman Waxaa tarjumay Maxamed Saahid. Abuukar Carmaan ayaa falanqayn dhammaystiran ka bixinaya xaaladda sida xawliga ah isu beddeleysa ayadoo isbeddel siyaasadeed oo ku socda dardar aan horay loo arag uu ka dhacayo Geeska Afrika. Isbeddelka siyaasadeed ee Geeska Africa ayaa lagu …

Sii akhri

Ganacsiga Isxanbaarka ah iyo Soomaalida

Muddooyinkii ugu danbeeyey waxaa bulshada Soomaalida ku soo badanayey ganacsiga internetka, gaar ahaan qaabka loo yaqaanno Network Marketing oo ah qaabka silsiladda laysugu xidhan yahay ama Isxanbaarka Ganacsi (pyramid scheme/ ponzi scheme). Waa qaab dunida kale aad looga yaqaanno, hase yeeshee, Soomaalidu aanay aqoon badan u lahayn. Waxase ganacsigani aad …

Sii akhri