Dawlad la’aantu waxay soo barbaarisay bulsho bilaa ogaal ah, sidoo kalena hab iyo nidaam dawladnimo aan wax badan kala socon, aqoonteediina aan habkeeda haynin. Waxa isku qaldamay wixii kugu waajibka ahaa iyo waxaad helistooda xaqa u lahayd. Waxa caddaatay in dawlad la’aanta iyo dullaysiga xidhiidh ka dhexeeyo! Haa. Marka aad …
Sii akhriQalloocii bilaa qirashada ahaa
Laga soo bilaabo tan iyo maalintii dawladnimada Soomaalida ugu horraysay waxaa lagu jiraa jaah-wareer iyo dayaw aan la garanayn sababta iyo surinka aynu ka galnay una galnay lumitaankan aan helitaanku wehelin! Dawlad ayaynu sheegannaa haddana dad ayaynu u tiirinnaa. Noocyadii maamul ee kala danbeeyay iyo ceebahooda ma saarno xukuumadihii metelayay …
Sii akhri