Abaaraha.org

Markii ay meel daran gaadhay abaartii sannadkan bilowgiisa ka dillaacday qeybo badan oo ka mid ah waddankeenna, ayaa annaga oo asxaab lix ah, waxa aan go’aansannay in aan wax uun ku caawinno dadkayaga. Annaga oo ka fekeraynna habkii aan wax uga qaban lahayn dhibta taagan, ayaa waxa aan aragnay in …

Sii akhri

Tacliinta Sare Ee Soomaaliya: Caqabadaha Iyo Xalka

Bishii siddeedaad ee sannadkan waxa ay Madasha Haldoor qabatay kulan ujeeddadiisu ahayd hagidda tacliinta sare ee Soomaaliya, kaas oo cinwaan looga dhigay ‘Tacliinta Sare ee Soomaaliya: Caqabadaha iyo Xalka’. Waxaa lafaguray aqoonyahanno ku xeeldheer dhanka waxbarashada iyo cilmibaarista bulshada: Dr Maxamed Cali Afrax, Sahro Axmed Kooshin, iyo Saalim Siciid Saalim. …

Sii akhri

Sidee loo Tayeyn karaa Tacliinta Sare?

Mar kasta oo aan arko arday ka qalin jebinaysa jaamacadaha dalka waan ku farxaa; isla markaa hadana waa ka naxaa! Su’aalo badanina waa ay igu soo dhacaan. Jaamacadaha Somaliland ka jiraa waxay gaadhayaan ilaa 30 jaamacadood in ay sii bataana waa la arkaa. Waxaa sannadkii ka qalinjabiya arday lagu qiyaaso …

Sii akhri

Qorshayn

Inta badan, marka wax la qorshaynayo waxaa caado laga dhigtaa in ‘bar-bilaw’ ilaa ‘bar-idlaad’ loo kala goosho. Tani waxa ay ka dhigan tahay in loo ruqaansado dhanka uu kaa xigo yoolka aad higsanaysaa. Sidani ma qaabka keli ah, uguna habboon, ee wax loo qorsheeyaa? Daraasad cusub ayaa ku andacoonaysa lidka. …

Sii akhri

Guuxa Dadweynaha

Sawirkan (hoos) oo uu Cabdullaahi Wacays u sameeyey kaftan ahaan ayaa aad ugu dhex faafay baraha bulshada iyo bogagga Soomaalidu ku leedahay internetka, iyada oo ay dad badani u qaateen tirakoob dhab ah, ayna warar iyo faallooyin ku saleeyeen iyaga oo aan—haba yaraatee­— wax dabagal iyo hubin ah ku samayn. …

Sii akhri

Waxaan noqonnay dad ammaan u oomman!

Waxa aan maqli jiray shisheeyaha Soomaaliya yimaadda oo Soomaalida ugu yeera ‘Qaranka Gabayleyda –Nation of Poets. Imminka sida ay wax u socdaan waxa aynu noqonnay Qaranka Qalinleyda. Dadka Soomaaliyeed waxaa ku dhacay wax aad mooddo in ay yihiin ‘Hargab Qoraal’ oo aynu is qaadsiinaynno. Dadka in badan oo ka mid …

Sii akhri