Home / Cumar Yuusuf Cabdulle

Cumar Yuusuf Cabdulle

Dagaalka dhaqaale ee ka dhanka ah Turkiga

Dagaal dhaqaale oo saf ballaaran ayuu Maraykanku ku soo qaaday dunida inteeda kale. Dagaalkan wuxuu si ba’an u saameeyey dhaqaalaha Turkiga waxaana hoos-u-dhac aad u weyn ku yimid Liiraha Turkiga. Toddobaadkii hore, warbaahinta dunida, kuwa gudaha, indhaha shacabka Turkida ah, iyo guud ahaan caalamkuba waxay ahaayeen kuwo ku foogan suuqyada …

Sii akhri