Home / Faarax X. Maxamed Canbaashe

Faarax X. Maxamed Canbaashe

Hadhkii Xoriyadda

Ummada Soomaliyeed waxay soo martay halgan dheer  oo ay ku higsanaysay xornimo iyo madaxbanaani. Halgankaa iyo dadaalkaa looma kala hadhin, miyi iyo magaalo, gudo iyo debed,  waxa loo guntaday in la helo madaxbannaani buuxda oo lagaga hoos baxo gumaystihi reer yurub ee qaybiyey ummad isku af iyo diin ah. dhulkeedana …

Sii akhri

Tusaalayaasha Qur’aanka

حتى يتبين لكم الخيط الأبيض من الخيط الأسود من الفجر Intuu ka muuqdo liilanka cadi (waagu) ka madow (Aroortii) Eebbe —sareeyoo hufnaaye— waxa uu kitaabkiisa inoogu tilmaamay waxyaalo badan. Adduun iyo aakhiro wax badan ayaa la inoo iftiimiyey. Siyaabo kala duwan ayaa wax la inoogu sheegay si fahamku u soo …

Sii akhri

Afkeennu ma hodan baa?

“Nin ila biyo leh soo arkoo ooman baan ahaye” Raage Ugaas Afku waa astaanta ugu mudan ee lagu aqoonsado ummad. Waxa uu isku xidhaa bulshada afkaa ku hadasha. Afku waxa uu suurtogeliyaa in la isku fahmo oo uu noqdo mid abuura dareen wadajir ah iyo is ahaansho bulsheed. Si kale …

Sii akhri

Sidee loo Tayeyn karaa Tacliinta Sare?

Mar kasta oo aan arko arday ka qalin jebinaysa jaamacadaha dalka waan ku farxaa; isla markaa hadana waa ka naxaa! Su’aalo badanina waa ay igu soo dhacaan. Jaamacadaha Somaliland ka jiraa waxay gaadhayaan ilaa 30 jaamacadood in ay sii bataana waa la arkaa. Waxaa sannadkii ka qalinjabiya arday lagu qiyaaso …

Sii akhri