Home / 2018 / September

Monthly Archives: September 2018

Iswaafajinta Aqoonta

Kala sarraynta baahiyaha ee Maasloow (Maslow’s Hierarchy of Needs), waa aragti Cilmi-nafsi oo ku qotonta kala sarraynta baahiyaha qofka. Waxay sheegaysaa in banii Aadamku ay tahay inuu marka hore buuxiyo baahiyihiisa asaasiga ah (Basic Needs), sida inuu cunno helo, biyo helo, hu’ iyo hoyna helo. Ka dibna waa inuu u …

Sii akhri

Abla-ablaynta Heerarka Aqoonta

Waxbarashadu ma aha oo keliya tan rasmiga ah ee ardayda la geeyo xarun ay aqoonta ka bartaan. Waxaa in badan dadku wax ka bartaan inay dareenkooda ku gartaan waxyaabaha ka dhacaya degaanka ku hareeraysan ama dadka la nool kaga daydaan dhaqanka iyo dhawaaqa afka. Ummadaha maanta nool waxay u bateen …

Sii akhri

Qalloocii bilaa qirashada ahaa

Laga soo bilaabo tan iyo maalintii dawladnimada Soomaalida ugu horraysay waxaa lagu jiraa jaah-wareer iyo dayaw aan la garanayn sababta iyo surinka aynu ka galnay una galnay lumitaankan aan helitaanku wehelin! Dawlad ayaynu sheegannaa haddana dad ayaynu u tiirinnaa. Noocyadii maamul ee kala danbeeyay iyo ceebahooda ma saarno xukuumadihii metelayay …

Sii akhri

Yeelidda ayaa ka habboon ka sheekeynta

إِنَّ اللّهَ لاَ يُغَيِّرُ مَا بِقَوْمٍ حَتَّى يُغَيِّرُواْ مَا بِأَنْفُسِهِمْ “Eebbe ma beddelo duul ilaa ay iyagu isbeddelaan” Aayaddan marka aad u fiirsato micnaha ku aasan ee aan kor ka xaadiska ahayn, waxa aad fahmaysaa in isbeddel walba u baahan yahay sabab uu u noqdo isbeddel, ee uusan isbeddelku ka …

Sii akhri