Home / 2018 / August (page 2)

Monthly Archives: August 2018

Sharci dejinta Soomaaliya iyo danaha shisheeye

Marka la dejinayo sharci ama la jaangoynayo siyaasad waxaa muhiim ah in lagu saleeyo nolosha bulshada lagu dabbaqayo sharciga, gaar ahaan, marka sharcigu yahay mid dhaqanka bulshada la xidhiidha. Maadaama waddanku uusan haysanin lacag uu ku bixiyo qoritaanka sharciyada iyo aqoon uu ku qorto sharciyada iyo siyaasadaha ka maqan, inta …

Sii akhri

“Soomaali baan ahay sarrif kuma galaayo”

Ilaa bilowgeedii, dawladnimada Soomaaliyeed waxay ku dhisnayd isir. Waxa aynu ku doodaynnay in aynu dadka kale gaar ka nahay oo ay inna mideeyaan isir, af, iyo diin. Waxa aynu halgan u galnay sidii intii Soomaali ku abtirsataa ay isu raaci lahayd, hal dawladna u yeelan lahayd. Kumannaan ayaa halgankaa innagaga …

Sii akhri

Dhawaaq ka dhan ah dhoohanaanta

Akhriska buugga Dr. Hibo Cisat ee Naxwa Cumraanin Jadiid (نحو عمران جديد). Mudnaanta buug uu halmar u wada leeyahay jiil cayiman oo u dhashay ummad waxa qeexa kolba inta uu u jiro qaddiyadaha mudnaanta u leh ummaddaas xilliga uu jiilkaasi nool yahay. Sidoo kale, qoraa gooni ahna xeerkaasi wuu qabanayaa. …

Sii akhri