Home / 2018 / July / 29

Daily Archives: July 29, 2018

Baraha bulshada: Dhib iyo Dheef

Kacdoonka tignoolajiyadeed ee dunida ka tisqaaday, wuxu suurageliyey in adduunku noqdo tuulo yar oo iska wada warhaysa. Mar kale warbaahinta xidhiidhka bulshadu waxay dunidii ku soo koobtay qol keliyo in ay noqoto. Waxa fududaaday xog heliddii, xidhiidhkii dadka iyo isugu gudubkii wacaasha. Warbaahinta bulshadu waxay gebi ahaan isbeddel ku samaysay …

Sii akhri

Milicsi Buug: Dhakafaar

DHAKAFAAR Cabdullaahi Janno 160 bog. CreateSpace Independent Publishing Platform. $12.00/ £9.23. Ka baar: Amazon.com ama Amazon.co.uk Ummad qarankeedu jabay ma sheeko yara. Waxaanse aad uga gaabinnay in aynu arrimaha qaxootinnimada qalinka ugu  duugno si taxane ah. Hadda ka hor mar aan haweenay aan isla shaqaynno uga warramay xaaladaha dhawrkii dal ee aan …

Sii akhri