Home / 2018 / June / 17

Daily Archives: June 17, 2018

Khatarta uu leeyahay heshiiska Itoobiya lala galay

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed markii uu ku noqday dalkiisa booqashada Muqdisho ka dib wuxuu u warramay Tvga dalkaasi Itoobiya wuxuuna sheegay qorshaha ay doonayaan in uu yahay sidii marka ugu danbaysa ay shucuubta Geeska Afrika u midoobi lahaayeen oo ay u noqon lahaayeen hal dal. Hadalladiisana waxaa ka mid …

Sii akhri

Doollo iyo Hoygasuugaanta

Mar ay taariikhdu ahayd bartamihii 2000, ayaa waxaa jirey dagaal gabayo ka la sheegasho iyo ka beensheegid taariikheed oo ka dhexeeyey labada degel ee Doollo.com iyo Hoygasuugaanta.com. Waxa uu midiba kan kale ku eedaynayey in uu sheegtay gabayo nin reerkooda ahi lahaa. Maadaama aan maansada jeclahay, labada degelba waxa ay ii ahaayeen kuwo aan …

Sii akhri

Sooyaal Cusub ayaa ka samaysmaya Geeska Afrika

Halkan Soomaalilaan waxa ay dad badani soo celcelin jireen “Itoobiya waa walaalaheen” iyo “Xamar waxa ka dhow Addis Ababa.” In kasta oo aragtidaas lagu kala qaybsanaa, oo la fili karo in dadka qaar u arkayeen in cidayow gaar ihi “awrkooda ku kacsanaysay”, waxa ay haddana u muuqatay ifefaale ah in …

Sii akhri